Gabar Soomaaliyeed oo si farsameesan Malaayiin Dollar uga dhacday Dad caan ah

Maalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta caalamka waxaa qabsaday hadal heyn ku saabsan gabar lagu magacaabay Safiya Nuur, oo la sheegay in ay “si khiyaano ah” lacago kumannaan doolar ah uga qaadatay atooreyaal iyo dad kale oo saameyn ku leh Mareykanka. Sida Twitter-ka laga hadalhayo, gabadhan oo la sheegay … Continue reading Gabar Soomaaliyeed oo si farsameesan Malaayiin Dollar uga dhacday Dad caan ah